Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta yeelanaya Kulan xasaasi ah iyo Warbaahinta oo..

Waxaa saakay lagu wadaa in kulan xasaasi ah yeeshaan Xildhibaanada golaha shacabka, kulanka ayaana ajandihiisu yahay mid looga doodayo amaanka dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho. Xildhibaanada waxaa lagu wadaa in ay hortagaan Wasiirada Amniga, Gaashaandhiga, Taliyaasha Ciidamada iyo gudoomiyaha gobolka, xubnahan ayaa su’aalo adag laga weediin doonaa arimaha amaanka. Warbaahinta ayaa la filayaa in gudaha … Continue reading Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta yeelanaya Kulan xasaasi ah iyo Warbaahinta oo..